CiyaarahaWararka

Waa war aan Farxad aheen: mid kamid ah laacibiintii ugu wacnaa ee Kubadda cagta oo geriyoday.

Mid kamid ah laacibiinta xirta lambarka 10 aad,
mid kamid ah laacibiintii ugu wacnaa ee Kubadda cagta, Diego Maradona, ayaa geeriyooday isaga oo lixdan sano jir ah.

Geerida Diego Maradona ayaa waxaa xaqiijiyay Ururka kubadda cagta ee Argentina. Goob jooge ka tirsan Wasaaradda caddaaladda Argentina ayaa xaqiijiyay in halyeygii hore ee Kubadda cagta uu u geeriyooday wadna qaraac.

Madaxweynaha Xeriirka Kubada cagta Argentina Claudio Tapia, ayaa ka tacsiyeeyay geerida laacibkaan waxaa uuna ku tilmaamay mid xasuusa badan u reebay jiilka soo koraayo ee reer Argentina.

Madaxweynaha dalka Argentina Alberto Fernandez ayaa seddex maalin oo baroor diiq ah ku dhawaaqay waxaa uuna Bartiisa twitter uu ku yiri “waxaad nagaysay mesha ugu sareyso calamka, farxad aan lasoo koobi karina waad nagayeshay. waxaad aheed kii ugu wanagsanaa abid. Mahadsanid”.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close