Wararka

Midowga Musharaxiinta madaxweynaha oo soo jeediyay in dowlada ay ciidankeeda ka sarto gobolka Gedo.

Shirka wadatashiga midowga Musharaxiinta madaxweynaha ayaa laga soo saaray qodoba dhowr ah.

Shirkaan oo socda muddo ku dhaw Asbuuc ayaa waxaa kamid ahaa in dowlada federaalka ay doorashada ku qabatay xarada Afsooni oo ay goob joogna ka noqdaan beesha caalamka.

Haddaba Hoos ka daawo Warmurtiyeedka oo dhamaystiran.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close