CiyaarahaWararka

Tababarihii kooxda Arsenal oo shaqada laga Eryay.

Hoggaamiyihii kooxda Arsenal ee Unai Emery ayaa shaqadii laga eryay kadib guul darro Naadiga la soo daristay 7-dii cayaarood ee ugu danbaysay.

Sida maanta oo arbaca ah ay ku dhawaaqayn guddiga cayaaraha ee Premier League waxaa kooxda sii hogaamin doona Freddie Ljungberg kaas oo ay sheegeen in uu naadiga heer wanagsan gaarsiin karro.

Masuuliyiinta Naadiga Arsenal ayaa qoraal kooban oo ay ku shaaciyeen arrintaan ku sheegay in go’aankaan uu yimid kadib natiijada uu soo hooyay Tababare Unai Emery oo noqon waysay heerkii looga baahnaa.

“go’aankaan waxaa loo qaatay kadib markii natiijada iyo dadaalada ay noqon waayeen halkii loo baahnaa”

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close