Wararka

Shirka golaha wasiiradda Puntland oo looga hadlay arrima dowr ah.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Puntland  Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta shir Guddoomiyay kulanka khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.

Intii uu socday Shirka ayaa waxaa looga hadlay arrimaha  Amniga, Shirkii Dib-u-eegista Waxbarashada, Mashaariicda Horumarinta Degmada Qandala iyo Shirkii Degmooyinka ee ka qabsoomay Boosaaso.

Sidoo kale kulanka waxaa lagu ansixiyay xeerka Dugsiyada Qur’aanka, waxaana dib loo dhigay ansixinta Wacyigalinta Istaraajiyadda Wacyigalinta.Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 5 people, people sitting, screen, office, table and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close