Wararka

Qaar kamid ah musharaxiinta xilka Madaxtinimada dalka oo kulan la qatay Besha calamka.

Midowga Musharaxiinta Soomaaliya iyo xubna kale oo ka mid ah musharaxiinta doorashada 2021 oo uu kamid yahay Musharax Madaxweyne Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya  Dr. Abdinasir Abdille Mohamed ayaa maanta Zoom uga qeyb galay shir ay Golaha Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya la lahaayeen Beesha Caalamka.

Midowga Musharaxiinta iyo xubnaha kale ee ka qayb galay shirka ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.

Dr. Abdinasir oo kamid ahaa musharaxiinta shirka ka qayb galay ayaa caddeeyey mowqifkiisa ku aaddan in doorasho xor iyo xalaal ah dalka ka dhacdo lagana boxo waqtiga kala guurka ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close