Wararka

Shirka Golaha Wasiirada dowlad goboleedka KGS oo Loogu Hadlay Arimo ay Ka Mid yihiin Amniga Iyo Dhaqaalaha.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta gareen ) ayaa Shir gudoomiyey Shirka Khamiis laha ah Ee  Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka KG oo loogu hadlay  Arimaha Amaanka Dhaqaalaha Iyo Siyaasada,

Ugu horeyn Warbixin ku aadan Amniga ayaa Waxaa laga Dhegeystay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Amniga Isaag Baarow Isaag Wuxuuna ka Warbixiyey Howl galadii ugu dambeeyey ee ka Dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose.

Sidoo kale Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib udhiska KG ayaa shirka Kusoo bandhigtay iyadoona Hindisaha Golaha Wasariirada u aqriyey Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib udhiska Koonfur Galbeed.

Dhanka kale Golaha Wasiiradd ayaa amaaney Habsami socodka Shaqaaleysiinta kuna dhiira giliyey Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Raydka sida quruxda badan uu ugu shaqeynayo shacabka.

Ugu danbeyn madaxweynaha Maamulka ayaa dhamaan Masuuliyiinta iyo Shacabka ugu baaqay in dhinac loogu soo jeesto dagaal uu sheegay in lagua jiro al-shabaab lana doonayo in dib gacanta maamulka loogu soo celiyo deegaanada hadda ka maqan eek u sugan alshbaab.Image may contain: 1 person, smiling, suitImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 person, suit and indoorImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting, beard and indoorImage may contain: 1 person, smiling, sittingImage may contain: 2 people, people smiling, people sitting and suitImage may contain: 2 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close