Wararka

Guddiga amniga doorashooyinka Qaranka oo shirkii ugu horeeyay yeeshay.

Guddiga amniga doorashooyinka dalka ayaa shir waxaa uu maanta ugu furmay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali oo ka warbixiyay u jeedka shirkaan ayaa sheegay in uu yahay shirkii ugu horeeyay oo ay yeelanayaan Guddiga amniga doorashooyinka Qaranka.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa sheegay in shirkaan uu socon doona muddo seddex maalin ah. Shirka ayaa waxaa qayb ka ahaa saraakil ka socotay Booliska AMISOM, Qaar kamid ah masuuliyiin matalaayay dowladaha saaxibka la ah dowlada federaalka iyo Masuuliyiin kale.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close