Ciyaaraha

Saxiixa cusub ee Arsenal oo soo afjaray rigoorkii Van Dijk.

Xidiga Arsenal ee Nicolas Pepe ayaa soo gabagabeeyay rigoorkii  gambis la,aanta van dijk,  Pepe ayaana u baahday daqiida kooban  si uu u noqdo xidigii ugu horeeyay ee gambis ku dhaafay difaaca loo caal waayay xili ciyaareedkii hore ee Van Dijk  oo 50-kulan loo gooy waayay  tan iyo markii uu ku soo biiray kooxda Liverpool.

Unai Emery ayaa shaxdiisa kulanka Anfield waxa uu ku soo biiray saxiixa cusub ee Nicolas pepe kaas oo waqtiyo ka mid ah xagaagan ku dhawaaday in uu ku biro kooxda Liverpool laakiin waxa uu Pepe noqday xidigii ugu horeeyay ee Van Dijk oo xidhan maaliyada Liverpool gambis ku sameeyay waxaana rigoorkan waqtiga dheer soo jiray bur-buriyay Nicolas pepe.

Van Dijk ayaa ku jiray kulankiisii 50-aad ee Liverpool oo aan hore wax gambis ah loogu soo samayn laakiin laga bilaabo hada waxa uu arkayaa rigoorkan oo uu soo xidhay Nicolas Pepe.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close