Wararka

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono Kuwait oo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga.

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Kuwait ayaa waxaa waraqaaha aqoonsiga ka guddoomay Boqorka wadanka Kuwait Shekh Sabah Al Axmad Alsabah .

Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kuwait  Danjire Cabdullaahi Maxamed Odowaa ayaa si maamuus sare leh loogu soo dhaweeyay qasriga madaxtooyada ee dalkaasi.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close