Wararka

Wajeer oo laga diwaan galiyay kiisas hor leh oo ku saabsan COVID-19.

Magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa maanta waxaa lagaga dhawaaqay ilaa afar kiis oo cusub oo la xiriira xanuunka Covid-19, sida uu warbaahinta uxaqiijiyey Barasaabka Ismaamulka wajeer Amb. Mohammed Abdi Mohamud.

Barasaabka wajeer ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in cudur markiisii hore laga helay 1 qof hadana uu gaaro ilaa 7 qof taasi oo uu ku sheegay in dadka aysan wali fahmin khatarta Covid-19.

Amb. Mohammed Mohammed Abdi Mohamud, Barasaabka Ismaamulka wajeer ayaa sheegay in ay wali jiraan dad badan oo cudurka qaba oo dhex jooga bulshada taasina ay qeyb ka qaadan karta faafida xanuunkaan safmarka ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close