Ciyaaraha

Saddax kooxood oo kudagaala maayo xidig katirsan barce.

Xidiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Barcelona iyo xulka qaranka brazil Ee philippe coutinho  ayaa  u muuqda mid isaga tagaya kooxda Barcelona  isaga oo haysta dookhyo badan marka la gaadho suuqa xagaaga.

Xidigii hore ee kooxda Liverpool coutinho  ayaa ku dhibaatooday horyaalka la liga tan iyo markii uu ku biiray koxda isagoo lumiyay qaab cayaareedkii lagu aqoon jiray.

Barce ayaa diyaar u ah ineey iska iibiso coutinho waxeeyna sheegeen ineey ku iibin doonaan 100milyan euro,

kooxaha Chelsea, Man United iyo  PSG ayaa dhamaan tood ku hartamaayo xidigaan wallow wuusan issaga wali caddeeyn kooxda uu jeclaan lahaa in uu mustaqbalka ku qaato.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close