Ciyaaraha

 Ole gunnar solskjaer oo hoos udhigay wararka real laxa riirinaayo xidig katirsan manunited.

Tababaraha kooxda Man united ee solskjaer ayaa ka shifay wixii uu paul pogba  uga sheegay wararka la xiriirinaya real Madrid.

kooxda real ayaa bartil maa meedkeeda 1aad ka dhigatay pogba macalinka Man United  ee ole gunnar solsjaer ayaa sheegay ineey real waqtiga iska dhuminaa yaan isagoo xaqiijiyay in uu  xidigiisa pogba u sheegay inoo ku farax sanyahay kooxda.

zidane ayaa taageero weyn u ah xidiga waxaana dhawaan pogba laga soo xigtay inoo jeclaan lahaa u ciyaarista real iyo ka hoos sha qeenta tababare zidane.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close