Ciyaaraha

Ramsey oo dhawac fudud soo gaaray.

Aaron Ramsey ayaa dhawac kasoo gaaray kullankii aay naadiga Arsenal laqaadatay dhigooda Newcastle.

tabbabaraha kooxda Arsenal ayaa sheegay in uu dhawaca yahay mid sahlan inkastoo dhawaca wilka reer Wales ayaa ladaala dhaca dhaawacya ka soo gaaara anqawyada isagoo kooxda muhiim u ah.

Ramsey ayaa furay guushii aay Arsenal ka gaartay kooxda Newcastle 30kii daqiiqa ee ugu horeeyay taas oo kadhigan gooshiisii seddedaad ee uu xagagaan dhaliyay.

Laacibkan kooxda Arsenal ugu dheela qadka dhexe ayaa xilli ciyaareedkaan loo baddiniyaay in uu iskaaga tagi doona oo uu ku biiri karro naadiga Juventus.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close