Wararka

Ururka Haweenka Ku Jira Aqalka Sare Ee Dalka Oo Doortay Hogaan Cusub

Kulan  lagu dooranayay guddoonka cusub ee Ururka Haweenka ee ku jira Golaah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Ururka Haweenka ayaana sameeyey isbedel ku aadan dhanka guddoonka,waxaana la doortay,guddoomiye, 2 kuxigeen iyo Xoghayah guud Ee ururkaasi.

Dhowr Murashax ayaa isu Soo Taagay Waxaan Ugu Dambeyntii Xilalka Loo Tartamayay Ku Kala Guuleystay

Senator Jawahir Axmed Cilmi Oo Loo Doortay Guddomiyaha Ururka

Senator Fadumo Xasan Aadan Gariyow iyo Senator Nuura Faarax Jamac Waxa Loo doortay Gudoomiye Ku Xigeenada Uruurka

Xilka 3aad Ee Loo tartamayay Oo aha  Xog-hayaha Ururka Waxa Ku guuleystay OoLoo Doortay Senator Fartuun Cabdulqaadir Faarax Karaama.

Hlaka  Khasnajiga Ururka loodoortay Samsam Ibraahim Cali

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close