Wararka

Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May oo sheegtay in ay xilka iska casili doonta 7da bisha soo socota ee Juun.

Ra’iisal wasaaraha dalka ingiriiska Theresa May ayaa maanta oo jimca ah ku dhawaaqday in ay xilka iska casili doonta 7-da bisha soo socota ee Juun  iyadoo xisbiga ay hogaamisa ee  Konserfatifka u sheegtay in ay wadada u baneeyaan hogaamiya cusub oo isku dayi kara in wado ka bixitaankii Biriteen ee Yurub.

“waxaa hadda ii cad in ay tahay waqtigii ugu ficnaa ee dalka uu yeelan lahaa ra’iisal wasaare cusub si uu u hoggaamiyo dadaalkaas. Sidaas darteed waxaan maanta ku dhawaaqayaa anigoo ah hogaamiyaha Xisbiga Konserfatifka inaan iska casilayo maalinta Jimcaha 7-da June,” may ayaa tiri.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close