Wararka

Qarax xoogan oo ka dhacay guddaha Hoteel ku yaallo Kismaayo.

Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee doowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa goor aan saa u fogeen ka dhacay qarax xooggan.

Qaraxaan yaa la sheegay in uu ka dhacay hotel lagu magacaabo Cascaseey, illaaa iyo hadda lama ogga khasaaaraha saxda ah ee ka dhashay qaraxaas waxaana la shegiyaa in dhawaq rasaaseed laga maqlaayo guddaha hoteelka.

Wixii war ah ee kasoo baxa qaraxaas halkaan ayaan idinku soo gudbin doonaa.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close