Wararka

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha.

War saxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu xusay in ay shaqsiyaadka iyo dadka ka ganacsada Dhoofinta Dhuxusha ay la kulmi doonaan Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed sidookale in lala wareegi doona doomaha iyo maraakiibta lagu raro dhuxusha iyadoo loo marayo sida ay qabaan shuruucda dalka.

Hoos ka aqriso War saxaafadeedka:

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close