Wararka

Kiisaska dadka uu soo ridanaayo Coronaviruska oo isa-sii taraayo Kenya iyo Lix sano Jir u dhintay caabuqaan.

Xoggahaya Caafimaadka dalka Kenya Mercy Mwangangi oo warbaahinta dalkaasi siisay Aqbaartii ugu danbaysay ee Coronaviruska ayaa sheegtay in Kiisaska dalka uu soo ridanaayo caabuqa COVID-19 uu gaaray 122 kadib markii maanta 12 kiis oo cusub dalkaasi laga diwaan galiyay.

Xoggahaya ayaa Intaasi ku dartay in 12 kaani kiis ee cusub ay 11 kamid ah Kenyan yihiin halka Ruuxa kalena uu haysto Jinziyadda Soomaaliya.

Mercy Mwangangi waxaa kale oo ay sheegtay in dadka u dhintay xanuunkaan dalka Kenya uu kamid noqday cunig Lix sano jir ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close