Wararka

Madaxweyne Lafta-gareen oo Magacaabay Guddi ka kooban 9-xubnood oo baaris ku samayn doona dhacdadii ka dhacday Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magacaabay guddi u xilsaaran Baarista Dhacdadii 9-kii Bishan ka dhacday Baydhabo, halkaas oo lagu dilay 5-ruux oo uu kamid ahaa siyaasi hore oo reer Koonfur galbeed ah.

guddiga ayaa ka kooban 9-xubnood oo isugu jiro xubnaha golayaasha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed,laamaha ammaanka,maamulada gobolka iyo kan degmada Baydhabo waxaa ayna baaritaano ku samayndoonaan dilalkii ka dhacay Magaalada Baydhabo kuwaas oo siyaabo kala duwan dil loogu gaystay dad shacab ahaa.

Ugu dambeyntii xubnaha Guddiga ayaa markii ay soo gebagebeeyan baaristooda waxaa looga fadhiyaa in ay soo gudbiyaan si loo wajoho ka hortaga dhibaato kale iyo waxyaabihii sababay intuba.

Hoos ka akhriso guddiga uu Madaxweyne Lafta-gareen uu magacaabay:

No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close