Wararka

madaxweyne Farmaajo oo si rasmi ah u furay Shirka Wada-tashiga DFS iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah.

Shirka Wada-tashiga Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah DFS ayaa maanta  ka Furmay qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Caasimadda Garoowe.

Shirka waxaa Furay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana qayb ka ahaa, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(ENG yarisoow).

Waxaa shirkaan Martigelisey Dowladda Puntland waxana looga hadli doonaa wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS.Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 person, smiling, sitting and indoorImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 2 people, suit

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close