Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay golaha guurtida Degmada Cabudwaaq.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo ku Xigeenkiisa Cali Dahir Ciid ayaa kulan la-yeeshay golaha guurtida Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga, iskaashiga deeganada Galmudug, iyo kor u qaadista iyo taageerida hormarka dadka shacabka ah ee ku dhaqan degmada Cabudwaaq.

Shirkaan ayaa waxaa uu kamid yahay kulamada nabada uu ugu magac daray madaxweyne Qoor Qoor ee uu ku maraayo deeganada Galmudug waxaana kulankaani goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dib-U-Heshiinta, iyo Fedaraalka, Galmudug.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 person, suitImage may contain: 3 peopleImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close