Wararka

Kulanka Golaha Shacabka oo furmay.

Waxaa Goordhaw magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka waxaa shir guddoominaaya guddoomiyaha Golaha Shacabka Mohamed Mursal Shiekh Abdirahmaan waxaana soo xaadiray 150 Xildhibaan.

Agendaha kulanka maanta ayaa kala ah Akhrinta 1aad Xeerka Hay’adaha Aan Dawliga ahayn iyo Sii wadida Xeerka Astaynta Kuraasta Golaha Shacabka.Image may contain: 3 peopleImage may contain: 11 people, people sittingImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close