Wararka

3 Decembaer 2009 Qaraxii Hoteelka Shaamoo ee Muqdisho Farxad Murugo isku badashay.

Maanta oo kale 3 dii bishii Dec. ayaa weerar loo adeegsaday Qarax waxaa lagu dhuftay Hotel Shamoo xili ay ku sugnaayeen boqolaal ardaya ah, Masuuliyiin dowladii xiligaas ka tirsanaa iyo aqoonyahana kale.

Waxaa halkaasi ku nafbaxay qaar kamid ah ardaydii dufcaddii labaad ee jamacadda Banadir oo xiligaasi ay u socotay xaflad Qalin jabin ah, seddex wasiir iyo dhaqaatir.

Dr Dufle oo kamid ahaa madaxdii xiligaasi goobta qudbada ka akhrinaayay ayaa ka sheekeynaayo sida ay wax u dhaceen iyo waxa uu indhihiisa ku arkay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close