Wararka

Duqa Muqdisho oo ka qayb galay Barnaamijka Kobcinta Wax soo saarka Xoolaha.

Muqdisho (tusmotv.so) – Guddoomiyaha Gobolka Bananadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta ka qeyb galay daahfurka Barnaamijka Kobcinta Wax soo saarka Xoolaha iyo Kalluumaysiga.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro heer fedaraal iyo wasiiro ka socday dowllad Gobolleedyada Dalka, danjiraha Midowga Yurub ee Soomaliya, hey’adda FAO iyo ganacsato Soomalaiyeed.

Barnaamijka ayaa la filayaa in uu kor u qaado Dhaqaaaha dalka iyo shaqo abuurka.Image may contain: 9 people, people standingImage may contain: 1 personImage may contain: 6 peopleImage may contain: one or more peopleImage may contain: 2 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close