Wararka

Mudanayaal xasaaniiddii lagala noqday Puntland.

Golaha Wakiillada Dawlad goboleedka Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril ayaa xasaaniyadii xildhibaanimo looga qaaday 8 mudane.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland ayaa ku soo dhaweeyay Xeer-ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xassan Aw Cismaan oo golaha la wadaagay eed ka dhan ah Xildhibaannadaas.

Ugu dambeyntiina 35 mudane ayaa cod gacan-taag ah ku  oggolaaday, waxaana diidey  3 Mudane, halka uu ka aamusay 1 Mudane.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close