Wararka

Midowga Musharaxiinta oo qabtay shir ay ku eedeyeen in dowlada Shidal xarashayso.

Shirjaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka midowga musharaxiinta madaxweyne ee dalka ayaa waxaa uu kaga hadlay arrima dhowr ah oo ay kamid tahay xaalada gobolka Hiran.

Afayeenka ayaa Sidoo kale ka dhawaajiyay in xukuumada federaalka ay waddo qorsha ay ku xaraashayso shidaalka Badda oo amid ah qeeraadka uu Alle ku manadaystay dalka.

Midowga musharaxiinta ayaa isku raacay in ay aas aasan Guddiga bad baadada doorashooyinka Qaranka sida uu sheegay afhayeenka midowga musharaxiinta madaxweyne.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close