Ciyaaraha

Hordhaca Juvantus iyo Inter Milan.

Juvantus ayaa booqanneysa SAN SIRO si ay ula soo ciyaarto Inter Milan balse wax cadaadis ah ma saarna maadaama ay goor hore xaqiijisay hanashada horyaalkeedii 8-aad oo xiriir ah balse waxaa la fahamsan  yahay iney ciyaar dab ah la gali doonto dhigeeda maadaama uu xifaaltan heer sare ah ka dhaxeeyo labada kooxood.

Inter Milan  kulankaan wuxuu u yahay mid muhiim ah maadaama ay raadineyso guul ay ku cadeyso sida ay u dooneyso iney kaalinta 3-aad ku dhameysato ugana soo qeybgasho champions league.

Xili ciyaareedka soo aadan Labadaan kooxood waxaa ka dhaxeysa cadaawad ballaaran oo soo bilaabatay wakhti fog waxaana kulankooda loogu yeeraa derby d’talia bianconerri.

Kulanka inter Milan iyo  juvantus ayaa dhici ka dhici doona Garoonka SAN SIRO abaara Saacadda markay dul daagantahy  9:30 habeenimo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close