Wararka

dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed ka soo saartay sharcigii ay ansixiyeen Golaha XFS.

Maamulka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa noqday maamulkii seddexaad ee kasoo horjeesta sharciga doorashooyinka iyo asxaabta oo Golaha xukuumada Soomaaliya  ay ansixiyeen maalinimadii khamiista.

Maamulada Galmudug  iyo Puntland ayaa horay u soo saaray warsaxaafadeed ay kaga horyimadeen ansixinta sharciga doorashooyinka islamarkaana ku tilmaamay mid sharci darro ah waxaana hadda ku soo biiray dowlad goboleedka Jubbaland oo sheegay in sharcigaa aan lagala tashan dowladaha xubnaha ka ah dowlada dhexe, islamarkaana loo maray waddab sharci darro ah.

Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka ka soo baxay dowlad goboleedka Jubbaland:

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close