Wararka

Galmudug oo ka soo horjeestay sharciga doorashooyinka dalka oo ay meel mariyeen golaha wasiirada.

Maamulka Galmudug ayaa si cad ugu soo horjeestay sharciga doorashooyinka dalka oo ay meel mariyeen golaha wasiirada.

Maamulka Galmudug ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu ku qaadacay sharcigii doorashooyinka iyo asxaabta oo khamiistii ay meel mariyeen golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya.

War saxaafadeedka ka soo baxay wasaarada warfaafinta Galmudug ayaa waxaa lagu eedeeyay madaxda dowlada fedaraalka in ay jahawareerinayaan arimaha masiiriga ee dalka.

Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sida tan:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close