Wararka

Diiwaan-gelinta Ciidamada Puntland ee Gobolka Sanaag oo maalintii 3-aad gashay.

Weftiga Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad goboleedka Puntland, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ee ku sugan Magaalada Badhan ayaa maanta kormeeray Halka ay ka socoto Diiwaan-gelinta Ciidamada gobolka Sanaag.

Diiwaan-gelinta Ciidamada Dawlad goboleedka Puntland ee Gobolka Sanaag ayaa  maalintii 3-aad ka socota Magaalada Badhan, iyadoo Weftiga Gudoomiyuhu ay kormeereen dhamaan xarumaha ay ka socota diwaan galinta.

Weftiga Gudoomiyaha ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Amniga, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta, xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland  iyo xubno kale.Image may contain: 10 peopleImage may contain: 10 people, people standing and outdoorImage may contain: 5 peopleImage may contain: 1 person, standing, sky and outdoorImage may contain: 6 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close