Wararka

Wasiirka Ganacsiga oo kulan la qaatay madax kasocotay Bankiga Aduunka.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumada federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Cali Xasan ayaa kulan la qaatay Madaxda Bankiga Aduunka u qaabilsan Soomaaliya.

Wasiirka ayaa masuuliyiinta uu kulanka la qaatay  waxaa uu kala hadlay sidii kor looggu qaadi lahaa Ganacsiga Soomaaliya sidoo kale looggu abuuri lahaa mashaariic lagu horumarinaayo Ganacsatada dalka.

Wasiirka iyo Madaxda Baanka Aduunku,waxay hoosta ka xariiqeen in loo baahan yahay horumarinta Awooda, jiritaanka iyo hal-abuurka Ganacsiga Soomaaliya iyada oo loo maraayo hababka casriga ah ee loo horumariyo ganacsiyada Aduunka (Digital Uplift Project). (SCALED-UP).Image may contain: 6 people, people standing and suitImage may contain: 2 people, people standing and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close