Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Casho sharaf u sameeyay madaxwaynaha Jubaland.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Xasan Cali Khayre ayaa xalay waxa uu hoygiisa casho sharaf ugu samaayeeyay madaxwayaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam iyo wafdiga uu hogaaminayo ee Muqdisho ku sugan.

Madaxweynaha Jubaland ayaa Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uga mahadceliyay cashada uu ku sharfay isaga iyo wafdiga ku wehliya socdaalkiisa magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo madaxwaynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Ahmed madoobe) ayaa Casho sharafta kadib waxa ay kormeer ku tageen qaybaha uu ka koobanyahay xafiiska Ra’iisul Wasaararaha oo dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyay.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close