Ciyaaraha

Daafaca kooxda Ajax Matthijs De ligt ayaa ku dhaw kooxda Barcelona

warar maanta soobaxay ayaa sheegayaan ina eey suurtagal tahay ina xidigaas

Saxiixiisa lagu garaaco kooxda Barcelona waxaana haatan tartanka qeebka noqday kooxaha Juvantus & PSG & Man city xidigaan ayaa xili ciyaareedkan wax daro ka dhigay tartanka qaarada yurub ee  CHMPIONS LEAGUE.

Xidigaan oo 19jir ah ayaa siweyn  loo la xariirinaayaa kooxda Barcelona

Waxaana lagu qeey meeyaa aduun lacageed dhan 75milyan oo euro ah

Waxaana wararka maanta eey ku waramayaan ina hogaamiyaha Man city oo maamulka kooxda kadalbaday ina loo soo iibiyo xidiga deligt

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close