Wararka

Madaxweynaha dalka oo daahfuray qeybinta buugaagta manhajka waxbarashada ee dugsiga hoose/dhexe.

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray qeybinta buugaagta manhajka waxbarashada ee dugsiga hoose/dhexe oo tiradeedu dhantahay 1,040,000 (hal milyan iyo afartan kun oo buug) oo loogu tala galay in la gaarsiiyo arday kor u dhaafaysa 300,000 oo wax ka barata 915 iskuul oo ku kala yaalla gobolada dalka.

Madaxweynaha dalka ayaa sheegay in dowlada uu hoggaamiyo ay ahmiyada koowaad siinayso kor u qaadista tayada waxbarashada dalka isagoo wasiirka waxbarashada ugu mahadceliyay dadaalka uu galiyay in lasoo saaro buugagtaan ay cadadkooda intaa la egyahay.

Wasiirka waxbarashada waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa u mahadceliyay Madaxweynaha JFS oo waxa uuna sheegay in kaalinta ugu weyn uu lahaa suurtagalnimada qeybinta manhajka oo soo socotay muddo 1 sano ah.Image may contain: 3 people, people smiling, suitImage may contain: 6 peopleImage may contain: 7 people, people standing

Madaxweyne Farmaajo daah furay qeybinta buugaagta manhajka waxbarashada Qaranka.

Madaxweyne Farmaajo daah furay qeybinta buugaagta manhajka waxbarashada Qaranka.https://youtu.be/EgU6HOJND6I

Posted by TUSMO TV on Saturday, 14 December 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close