Wararka

Ciidamada Ahlu-suna oo sheegay in ay qabteen nin ay ku sheegeen in uu doonaayay in uu is-qarxiyo.

Ciidamada Ahlu-suna Waljamaca oo maanta wada dhuula tus ay ugu dabaal dagayaan guushii ay ka gaareen Al-shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen nin doonayey in uu is Qarxiyo.

Ciidanka ayaa sheegay in ninkaan uu rabay in uu car-qaladeeya munaasabad ay ugu dabaal dagayeen guushii ay ka gaaren Al-shabaab.

Haddaba Daawo Sawirka ninka  lagu sheegay in uu yahay, qofka rabay in uu is qarxiyo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close