Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ee Gobolka Jubbada Hoose kuwaas oo dhawaan laga qabsada Al-shabaab ayaa waxaa uu sheegay in la bilaabi doono howlgalo Cusub oo lagu xoraynayo deeganada kale ee Gobolka.

Madaxweynaha oo kusugan deeganadaas ayaa waxaa uu la kulmi doona Sarakiisha iyo Ciidamada Jubbaland ee howlgalada ka wada deegaanadan.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) waxaa socdaalka kala qayb ahaa Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland, Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Taliyaha qaybta afartan iyo Sadexaad guutada kow iyo Tobnaad iyo Sarakiil kale.Image may contain: 1 personImage may contain: 2 people, people smiling, outdoorImage may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people sitting and beard

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close