Wararka

Kulanka Golaha shacabka oo furmay.

Waxaa hadda si rasmi ah u furmay kulanka 15-aad kala-fadhigiisa 8-aad waxaana shir guddoomiyaano guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal iyo guddoomiye k/x/1aad cabdiwali ibraahim sheeq muudey iyo Guddoomiye k/x2aad mahad cabdalle cawad.

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya waxaa maanta soo xaadira 141 mudane waxaa uuna ajandihiisu yahay Mooshin ku saabsan ka doodista Arrimaha doorashada.

Kulanka hadda furmay ayaa waxaa dood leh xildhibaanada golaha shacabka wixii ka soo kordhana halkaan ayaan idin kugu soo gudbin doonaa.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close