Wararka

Aqalka sare oo aan ka qayb gali doonin kulanka Bari(akhriso).

War Qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska guddoomiyaha aqalka Sare ayaa lagu sheegay in aysan jirin wax fariin ah oo ugu timid madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya taas oo ku aadan kulanka Bari ee wada jirka ah.

Qoralka ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Cabdi Xaashi Cabdullahai ayaa sanataradda aqalka sare lagu war galiyay in aysan bari tagi karin kulanka uu madaxweynaha ku dalbaday in uu ku horyimaaddo Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay xafiiska Aqalka sare:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close