Wararka

Booliska dalka Japan oo qabtay nin lagu tuhmaayo weerarkii arson.

Booliska dalka Japan ayaa gacanta ku dhigay nin looga shaki qabo in uu gaystay weerarkii arson ee ka dhacay dalka Japan kaas oo ay ku nafyaaween 34 ruux waxa uuna weerarkaas ahaa kii abid ugu qasaaraha badnaa ee dalkaasi Japan ka dhaco.

Booliska ayaa sabtidii sheegay in ay soo xireen Shinji Aoba, oo 41-sano jir ah. sidoo kale ninkaan ayaa mar Booliska dalkaasi Japan u soo xireen in uu dhac u gaystay dukaan ku yaalay bariga magaalada Tokyo 11-sano kadib weerarkii arson waxaana xabsiga laga soo daayay sanadkii 2012.

Aoba ayaa kaligiis hadda ku noolaa guri laba dabaq (laba bayaano) ah kaas oo 500km(310) kaga beegan caasimada Tokyo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close