Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddi Kumeel gaar ah oo soo diyaariya sharciga doorashooyinka Qaran.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman ayaan Magacaabay Goordhow Guddi ku-meelgaar ah oo soo Diyaarin doona Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Guddigaan uu Maanta Magacabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Ayaa ka kooban 15-xubnood oo dhamaantood ah Xildhibaano Ka tirsan Golaha Shacabka.

Haddaba hoos ka akhriso magacyada Guddigaan oo dhamaystiran:

No photo description available.Image may contain: text
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close