Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
Wararka
Galmudug oo noqotay maamulkii ugu horeeyay ee ay ka dhacdo doorashada aqalka hoose iyo natiijada kuraasta HOP#104 iyo HOP#272.
Duddiga maamulka Doorashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta qabtay kuraastii ugu horeeyay ee Gollaha shacabka ee deegaan doorashoodu tahay Galmudug.…
Read More » -
Wararka
Amar laga soo saaray Musharaxiinta wajiga xirto inta ay doorashada socota.
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray amar ka dhan ah Musharaxiinta xirta wajiga xiliga ay socota doorashadda golaha…
Read More » -
Wararka
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA DALKA FINLAND
Muqdisho, Nofeembar 09, 2021; Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka, waxa uu kaga…
Read More » -
Wararka
Maxay kawada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo James Swan?
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya Mudane James Swan…
Read More » -
Wararka
Erayga “meta” wuxuu ka yimid erey Giriigga oo macnihiisu yahay “ka baxsan”.
Shirkadda Facebook oo magaceeda u badashay Meta taas oo qayb ka ah dib-u-habaynta weyn ee shirkaddu samaysay. Shirkadda Facebook ayaa…
Read More » -
Wararka
Waxbadan ka ogoow doorashada qof iyo codka ah ee ka socota Puntland.
Seddex Degmo oo kamid ah maamulka Puntland ayaa maanta waxaa ka dhacayso doorasha Qof iyo cod ah Golaha deegaanka. Seddexda…
Read More » -
Wararka
Xadaynta Badda ee Badweynta Hindiya (Soomaaliya iyo Kenya).
Maxkamadda ayaa go’aamisa halka ay marayso soohdinta badda ee u dhexeysa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Kenya. HAGUE, 12 Oktoobar…
Read More » -
Wararka
Wax Badan ka ogoow Guusha ay Soomaaliya ka gaartay Kenya ee Murankii Badda.
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ), oo ah hay’adda ugu weyn ee garsoorka xafiiska Qaramada Midoobey, ayaa Xukunkeeda ka soo…
Read More » -
Wararka
Axmed madoobe oo ka hadlay Kiiska Ikran Tahliil iyo qodoba kale.
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta khudbad uu kula wadaago xaaladahii u danbeeyay ee dalka u jeediyay…
Read More » -
Wararka
(DAAWO): SIDEE U QABSOONTAY HADAL JEEDINTA MUSHARAXIINTA AQALKA SARE EE SOMALILAND?
Musharaxiinta aqalka sare ee gobolada waqooyi ayaa maanta jeediyay qudbad ay kaga hadlaayeen wax-qabadkooda iyo waayo aragnimadooda iyo sidoo kale…
Read More »