Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
Wararka
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay maxaabiis garayso Laba Boqol Sagaal iyo Toddobaatan maxbuus.
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-697/072021, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista…
Read More » -
Wararka
MADAXWEYNE FARMAAJO OO DHIGGIISA DALKA TURKIGA UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA QARAN EE MIDNIMADA IYO DIMUQRAADIYADDA.
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Dhiggiisa Dalka Turkiga Rajab Dayib Ordugan, Shacabka iyo Xukuumadda Dalkaas…
Read More » -
Wararka
Dowladaha hoose ee Galmudug oo loo furay Tababar ku saabsab maaraynta shaqaalah.
Wasaaradda Arimaha gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowlad goboleedka Galmudug ayaa tababar afar maalin socday u soo xirtay golaha deegaanka degmada…
Read More » -
Wararka
XUBNAHA MAAMULKA DOORASHADA EE HEER DOWLAD GOBOLEED HIRSHABELE OO DOORTAY SHIR GUDOON CUSUB.
Xubnaha Guddiga maamulka doorashada ee heer dowlad goboleed Hirshabele ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku doortay shir…
Read More » -
Wararka
(DAAWO): Biden wuxuu sheegay in 31-ka Agoosto Mareykanka isaga baxaayo Afghanistan.
Madaxweyne Joe Biden oo ka hadlay howlgalka militariga Mareykanka ee Afghanistan ayaa sheegay inuu holgalkaas dhamaan doono 31-ka bisha Ogos.…
Read More » -
Wararka
(AKHRISO): Ra’iisul Wasaare Rooble oo qado sharaf ku qaatay deegaanka dalxiiska ee Goobweyn.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay qado Sharaf uu madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe deegaanka dalxiiska ee…
Read More » -
Wararka
Kulan dhex maray gudiyada Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed heer Federaal iyo madaxweynaha Hirshabelle.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay gudiyada Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed…
Read More » -
Wararka
Dagaal lagu hoobtay oo ka dhacay Haiti.
Dagaal lagu hoobtay oo u dhaxeeyay booliska iyo ragga looga shakisan yahay inay dileen madaxweynaha Haiti Jovenel Moïse ayaa ka…
Read More » -
Wararka
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaland oo looga hadlay wadashaqeynta hay’adaha DFS iyo Jubaland.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaland…
Read More » -
Wararka
(AKHRISO): Degmada Boosaaso oo sanadkaan kaalmaha 1, 2 iyo 3-aadba ka gashay Imtixaanka Fasalka 12-aad ee Puntland.
Yacquub Mursal Yusuf ayaa gaalinta kowaad u galay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 12-aad ee Maamulka Puntland. Ardaygaan ayaa ka soo…
Read More »