Wararka

Kulan dhex maray gudiyada Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed heer Federaal iyo madaxweynaha Hirshabelle.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay gudiyada Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed heer Federaal iyo xalinta khilaafaadka ee Hirshabeelle.
Madaxweynaha oo kulankaan ay ku wehliyeen Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Baarlamaanka  Mahad Xasan Cusmaan Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Wasiiru dowlaha Wasaarada Qorsheynta.
Madaxweynaha ayaa gudiyada kala duwan ee Doorashooyinka kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan cadaaladda oo ay qabtaan doorasho xur iyo xalaal ah oo jawi nabdoon ku dhacda, isagoo uga mahadceliyay dadaalka iyo sida ay uga go’an tahay gudashada masuuliyada adag ee dusha ka saaran.May be an image of 2 people, people standing, car and roadMay be an image of 1 person and sittingMay be an image of one or more people, people standing, headscarf and indoor
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close