CiyaarahaWararka

Arbaco- November 20, 2019: Jose Mourinho oo loo magacaabay hoggaamiyaha naadiga Tottenham Hotspur.

Tababaraha rasmiga ah ee kooxda Tottenham Hotspur ayaa waxaa loo shaaciyay hoggaaamiyihii hore ee naadiyada Chelsea iyo M. United  Jose Mourinho kaas oo manta oo arbaca ah saxiixay qandaraas ilaa xili ciyaareedka 2022/23 oo uu naadiga Tottenham hogaamin doona.

Jose Mourinho ayaa horay usoo leeliyay naadiya ka tirsan horyaalka Premier League kuwaas oo uu gaarsiiyay heerar sare waxaa uuna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in loo magacaabo hogaamiyaha kooxda Tottenham Hotspur oo uu ku sheegay in ay yihiin naadi awood iyo taageera intaba leh.

Tababarahaan cusub ee Tottenham Hotspur ayaa xilka kala wareegaayo tababaraga reer Argentine Mauricio Pochettino kaas oo sidii xili ciyaareedkaan cusun loogalay guul la gaaray naadiga seddex cayaarood oo kaliya 12-kii kulan ee ay soo ciyaareen.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close