Wararka

Duqa Mugdisho oo magacaabay guddiga dib u furista waddooyinka xiran ee Mugdisho.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay gudiga dib-ufurista wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho taas oo ay baahi weyn u qabaan shacabka caasimada.

Gudigaan la magacaabay waxaa ay ka kooban yihiin toddoba xubnood waxaana guddoomiye u ah guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Mohamed Tuulah.

Duqa magaalada Muqdisho Cumar Filish ayaa 29 bisha August 2019 balan qaaday in uu dib u furi doono wadooyinka Muqdisho kuyaala ee xiran.

Haddaba hoos ka akhriso dekreetada magacaabista guddigaas:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close