Wararka

Maamulka Degmada Baydhabo iyo qaar kamid ah wasiirada dowlad goboledkas oo kulan wada qatay.

Shir ay isugu yimaadeen Maamulka Degmada Baydhabo, wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Agaasimayasha Guud ee Wasaradaha iyo Ganacsatada Magaalada Baydhabo ayaa looga hadlay sidii loo dhisi lahaa waddoyinka Bur bursan ee Magaalada Baydhabo qof looga bahanyahay in uu ka qeyb qaato Dib Udhiska waddoyinka Baydhabo.

Shirka ayaa inta badan la isku dhaafsadey afkaar kala duwan waxana la isku raacay in qof kasta Doorkiisa ka qaato Horumarka Magaalada Baydhabo.

Agaasimaha guud ee wasaradda Howlaha guud iyo dib udhiska Dowlad Goboleedka KGS Yuusuf Wadani ayaa ka hadley Dhismaha waddoyinka Baydhabo iyo qorshiyaasha wasaradalda Howlaha guud ugu degsan.

Guddomiyaha Degmada Baydhabo Xasan Macalin Ahmed Biikole ayaa ka hadley Ujeedada Shirkan Maanta isgu yimaadeen.
Wasiirka wasaradda Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Xasan Xuseen Mohamed Xasan Eley Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo dib uhshiisiyiinta Dowlad Goboleedka Kgs Mohamed Abuukar ayaa si wada jir ah ugu hadaley dhismaha Waddoyinka Magaalaga Baydhabo Waxana Bulshada iyo Ganacsatada ugu baaqen in qof kasta uu ka qeyb qaato dib udhiska waddiyinka waaweyn ee Magaalada Baydhabo.Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and laptopImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 2 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close