Wararka

Wasiirka Shaqada iyo shaqaalaha DFS oo booqday Safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalka Sacuudiga.

Wasiirka Shaqada iyo shaqaalaha Xukuumada federaalka Soomaaliya xildhibaan Sadiq Warfaa ayaa maanta booqasha ku tagay safaarada dowlada federaalka Soomaaliya ku leedahay dalka Sacuudi Carabiya.

Wasiirka ayaa kolkii uu booqday xafiisyada ay safaarada ku leedahay magaalada Riyadh ayaa waxaa uu hal hal u dhagaystay shaqaalaha safaarada isagoo ka xog waraystay halka ay marayso howsha ay u hayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Xildhibaan Sadiq Warfaa Wasiirka Shaqada iyo shaqaalaha Soomaaliya ayaa ugu horeyn u mahad celiyay dhamaan shaqaalaha safaarada isagoo sheegay in howl-wadeenada safaarada ay shaqo muhiim ah u hayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sacuudiga.ImageImageImageImage

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close