Wararka

Wakhtiga Isdiwaan galinta doorashada Jubbaland oo seddex Maalin lagu daray.

Guddiga Madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa muddo saddex maalin ah ku darray wakhtigii isdiiwaan galinta musharraxiinta aan horrey isku diiwaan galinin.

Wakhtiga isdiiwaan galinta ayaa ka bilaaban doona 17 August 2019 kuna eg 19 August 2019.

In xiliga isdiwaanta wakhti lagu daro ayaa ka danbaysay maalin u’n kadib markii uu wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya James swan iyo wafdi balaaran oo uu horkacaayo kulan la qaateen madaxweynaha Jubbaland iyagoo kala hadlay laba qodob oo mid uu ahaa in Musharaxiinta mucaaradka Wakhti ay isku diwaan galiyaan lasiiyo iyo in Golaha wasiirada Jubbaland dib ugu laabtan go’aankii ahaa in xubna kasocda dowlada dhexe aysan kasoo dagi karin Kismayo.

Haddaba hoos ka akhriso war-saxaafadeedka kasoo baxay guddiga doorashooyinka Jubbaland:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close