Wararka

Trump Oo Sheegay in uu kulan la leeyahay Dhigiisa Dalka Kuuriyada Waqooyi.

Donald Jey Trump madaxweynaha Mareykanka ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitterka ku sheegay in uu la kulmi doono Kim Jong-un  hoggaamiyaah Waqooyiga Kuuriya,isagoo xusay in ay ku kulmayaan xadka labada Kuuriya.

Trump oo ka qeybgalay shir madaxeedka Dalalka ku horumaray Warshadaha ee G20 oo lagu qabtay dalka Japan ayaa lafilayaa in uu u boqodo dalkai Kuuriyada Waqooyi,kadib marka uu dhamaado shirkaasi.

Wafdiga madaxweyne Trump ayaa ugu horeyn tagaya magaalada Seol ee caasimadad Kuuriyada Koonfureed,halkaasi oo ay uga bilaabanayso booqasho labo maalmood ah.

Ujeedka socdaalka Trump ayaa ah dhameystirka heshiiskii baabi’inta hubka Nuclearka ee Xukuumadda Pyongyang,waxaana uu marti qaad uu u sameeyay hogaamiyaha Kuriyada Waqooyi Kim Jong-un.

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close