Wararka

Taliye ku-xigeenka Taliska Ciidanka Booliska AMISOM oo kormeer indha-indheen ku tagay goobta lagu wado In ay ka qabsoonta doorashada Jubbaland.

Taliye ku-xigeenka Taliska Ciidanka Booliska AMISOM ayaa maanta kulan la qatay Taliska Ciidanka Booliska Jubbaland waxaa ayna kawada hadleen sidii la’iskaaga kaashan lahaa sugida nabadgalyada Doorashooyinka Jubbaland.

Taliye ku-xigeenka Taliska Ciidanka Booliska AMISOM, Akaninyene Unaan iyo Taliyaha qaybta Gobolka Jubbada Hoose ee Booliska Jubbaland ayaa si wada jir ah u booqday goobta lagu wado in ay ka qabsoonta doorashada madaxtanimada Jubbaland.

Masuuliyiintaan ayaa sidoo kale sheegay in ay masuuliyad weyn iska saari doonan sugida nabadgalyada doorashada kahor iyo kadiba doorashada isla markana ay soo indha indheeyeen dhamaan goobta doorashada ay ka dhici doonta.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close